Wasiiradaha Arimaha Dibadda Geeska Afrika oo si diiran Jabuuti loogu soo dhaweyey

Wasiirada arimaha dibada Somalia Ethiopia iyo eritrea ayaa gaarey dalka aan walalaha nahey ee jabuuti
ayadoo si way loogu soo dhaweyay hakaas.

Sidoo kale waxey kulan la qaateen madaxwaynaha jabuuti Ismaciil Cumar Geele.

Kulanka kadib waxaa war bahinta la hadley labada dhinac.

Halkan ka Daawo

Wasiirada arimaha dibada Somalia Ethiopia iyo eritrea ayaa gaarey dalka aan walalaha nahey ee jabuuti ayadoo si way…

Posted by Farah Abdi Abdile on Thursday, September 6, 2018