Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Toronto ee dalka Kanada ku geeriyootay mid ka mid ah ciyaaryahanadii ugu horeeyey ee xulka qaranka kubadda koleyga ee gabdhaha Soomaaliya. Saciido Nuur Abuukar wariiri oo lagu naaneysi jirey Wariiri, ayaa shalay u dhimatay xanuun ay la il-darreyd.