Qarax gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray Degmada Howlwadaag

Ilaa iyo hadda inta la og yahay 5 qof ayaa ku geeriyootay ilaa 4 Qofna way ku dhaawacmeen Qarax Gaari loo adeegsaday oo lagu weeraray Xarunta Dagmada Howlwadaag ee Muqdisho.

Dowladda Somaliya ayaa xaqiijisay in Caruurtii dugsiga quraanka wax ku baraneeysay ay lahaayeen Nasiibka aduunka

• Waxaa la xaqiijiyay in Caruurta dugsiga quraanka laga fasaxay 20 daqiiqo ka hor inta uusan dhicin qarax. Alx intooda badan wey badbaadeen

• Lakin 3 kamid ah 30ka caruur ayaa geeriyootay oo marka la fasaxay kadib dugsiga kusoo laabtay. 27 ayaa badbaaday.

• Iskuul dugsi hoose, dhexe iyo sare ah ayaa sidoo kale 2 arday ay ku geeriyootay. Guud ahaan tirada dhimashada waa 5 ilaa 7 qofood

• Gabi ahaan waxaa dhulka ku aasmay dhismooyinkii meesha kudhowaa.

Idris Abdulkadir