Al Fanaan Mohamed Maclow Nuur oo Fariin culus u diraaya Dowladda Federalka

Al Fanaan Mohamed Maclow Nuur oo ahaa fanaaniintii waa weyneed ee hoballada Waabari oo fariir u diraaya Dowladda Federalka Soomaaliyeed kadib markii tiraradda xildhibaanada ay Reer Banaadiriga ku lahaayeen barlamaanka Soomaaliya laga dhacay tiro xildhibaano, ayaa waxaa uu u diraayaa cabasho aad iyo aad u weyn sidii loogu soo celin lahaa xildhibaanadda la mararhabaabiyey ama la dhacay oo aan sharciga waafaqsaneen loo qaatay oo loo isticmaalay siyaasad qaldan.

Al Fanaan Mohamed Maclow oo Dowladda Farmaajo iyo Kheyro u diraayaa fariintaan si ay ay wax uga qabtaan.