Isku Aadka Tartanka Europa League oo maanta la sameeyay iyo Qaabkii ay kooxaha u galeen Guruubyada.

Waxaa maanta la sameeyay qori tuurka Tartanka labaad ee kooxaha Yurub u tartamaan ee Europa League, waxaana ka soo baxay Guruubyo adag iyo kuwo aad u jelicsan.

Haddaba waa kan Qaabka Kooxaha ay u kala galeen Guruubyada:

Group A

Bayer Leverkusen
Ludogorets
FC Zurich
Larnaca

Group B

FC Salzburg
Celtic
RB Leipzig
Rosenborg

Group C

Zenit St Petersburg
FC Copenhagen
Bordeaux
Slavia Prague

Group D

Anderlecht
Fenerbahce
Dinamo Zagreb
Spartak Trnava

Group E

Arsenal
Sporting Lisbon
Qarabag
FC Vorskla

Group F

Olympiacos
AC Milan
Real Betis
Dudelange

Group G

Villarreal
Rapid Vienna
Spartak Moscow
Rangers

Group H

Lazio
Marseille
Eintracht Frankfurt
Limassol FC

Group I

Besiktas
Genk
Malmo
Sarpsborg

Group J

Sevilla
Krasnodar
Standard Liege
Akhisarspor

Group K

Dynamo Kiev
Astana
Rennes
Jablonec

Group L

Chelsea
PAOK
BATE Borisov
MOL Vidi