Isku aadka Champions League oo Caawa la sameeyay & sida ay kooxaha u kala galeen Gurubyada.

Isku aadka Tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Yurub ee Champions League ayaa la sameeyay goor dhow ee caawa ahayd.

Kooxda Real Madrid oo difaacaneysa tartankan ayaa hogaaminaysa Group G waxaana kula jira kooxaha AS Roma, CSKA Moscow iyo Viktoria Plzen

Hadaba halka hoose kala soco isku aadka tartanka Champions League oo dhameystiran:

UEFA Champions League groups

Group A

Atlético Madrid
Borussia Dortmund
AS Monaco
Club Brugge

Group B

Barcelona
Tottenham Hotspur
PSV Eindhoven
Inter Milan

Group C

Paris Saint-Germain
Napoli
Liverpool
Red Star Belgrade

Group D

Lokomotiv Moskow
FC Porto
Schalke 04
Galatasaray

Group E

Bayern Munich
Benfica
Ajax
AEK Athens

Group F

Manchester City
Shakhtar Donetsk
Olympique Lyonnais
Hoffenheim

Group G

Real Madrid
AS Roma
CSKA Moscow
Viktoria Plzen

Group H

Juventus
Manchester United
Valencia
Young Boys