Maxaad ka og tahay kooxaha isku haya vila somalia dagaal…

Maxaad ka og tahay kooxaha isku haya vila somalia dagaal koodu meesha uu marayo.

La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Farmaajo mudane CabdiSaciid Muse Cali oo Saxiib tinimo weyn la leh dawlada imaaraadka saxiib wanaag wanaagsen lahaa mudane Fahad Yasiin aadna isku dhawaayeen, Arinkan Muxuu ka ogaan karaa mudane said.

Wax Qarsoon maaha in uu jiro dagaal Qabow oo wasaarada arimaha dibada ee dawlada Faderalka iyo vila somalia in masuuliyiinta joogta loo qeyb samay koox imaaraad ah iyo koox Qatar ah.

Dagaalka ka dhaxeeya vila somalia iyo imaaraadka sidee dhex dhexaad uga noqon karaa. Raga ku dul wareegsen Madaxweyne Farmaajo. Labadaa kooxood ayey mashruuc qarsoon la wadaan dagaalkii hada banaanka ayuu yimid. Waxaa su’aalo la iska waydiinaya sheekada mudane Fahad Yasiin!

1 Waxaa iska cad in dawlada imaaraadka oo dhaqaala weyn ku bixisay in la soo ban dhigo Taariikh nololeedka mudane Fahad yasiin

2 Taladan noocan ah maaha caqli nin carbeed? In arinka la sameeyo yaa ku taliyey.

3 Wadadee loo maray in xogtaan noocan ah waqti yar lagu helo.

Sameen intee leg ayey ku yeelan kartaa mudane fahad yasiin oo Nairobi u ahayd xarun uu ka hogaamiyo borobagaan dadiisa siyaasadeed. Hadan cabsi laga liyey nolashiisa gaar ka ah.

Dawlada kenya sidee arinka u aragtaa sharci ahaan iyo amni ahaan

Waxaan Falanqeyn tayda ku soo koobayaa siyaasada ama xilka siyaasigu waa arin adag oo wax kasta kuga qasbeysa inaad sameyso ama lagu sameeyo.