Xoriyatu qowlka uu Abiya Ahmed ku baaqay kuma jirta miyaa Ogaadeenya

Xoriyatu qowlka uu Abiya Ahmed ku baaqay kuma jirta miyaa Ogaadeenya.
Dhulka Oromiya waxaa laga saaray dhamaan ciidankii Militariga waxaana ka saaray Isaga & Jawhar.

Ogaadeenya wuxuu duldhigay ciidan Militari ah oo cabudhinaya bulshadda oo qofkii ay rabaan tooganaya.

Abiya Ahmed wuxuu Ogaadeenya ka uruurinayaa Odayaal isaga oo wada dhamaantood in uu geeyo Addis Ababa kana sixiixdo qorshaha uu wato.

Odayasha Oromada maanta wuxuu u bilaabayaa dhaqaale gaar ahaan kuwa beeralayda ah wuxuuna u sheegay in aynan dib badme dhibaato ula kulmi doonin.

Dhalinta Ogaadeenya wuxuu ka dhigayaa kuwa dambiilayaal ah halka kuwii Oromada ahaa ee Somali baabiyay ay yihiin kuwa guul soo kordhiyay.

Internatkii waa laga gooyay Ogaadeenya si aan loo ogaanin wuxuu wato Abiye halka Xadka Oromada markaad gaadho uu Intarnetku shaqaynayo

Kahortaga Gumayisga Cusub

Mohamed Ibrahim