Maamulka, Qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenada Websetka Somaliwyn.com wuxuu Hambalyo ku aaddanMunaasabadda Ciidul Adxaa u dirayaa dhamaan shacabka Muslimiinta ah guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Sanadkan sanadkiisa kale Waxaan umadda Soomaaliyeed u rajaynaynaa inay ku gaaraan nabad iyo baraare ay dhibka uga raystaan,Allehanaga aqbalo Ducadaasi.
Kulla caam wa antum bil khayr.