Axmed Shide oo loo magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacab Soomaalida Ethopia

Axmad Shide oo ah Wasiirka Isgaarsinta ee Ethopia ayaa goor dhow loo Magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaraadiga Shacab Soomaalida Ethopia.

Go’aanka ayaa kasoo baxay Shir Maalmihi udanbeeyay kasocday Magaalada Adis ababa.

Xilka Gudoomiyaha XDSHSI waxa hore uhaayay Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihi hore ee DDSI