Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka mid ah isimada soomaaliyeed ayaa shir jaraaid ku qabtay Xarunta Dhaqanka Magaalada Qardho
Wuxuuna shirkiisa uga hadlay dhibaatadii ka dhacday Dowlad Deegaanka soomaalida Itoobiya Gaar ahaan Magaalada jig jiga
Yahye Nuur Muumin
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah isimada soomaaliyeed ayaa shir jaraaid ku qabtay Xarunta Dhaqanka Magaalada Qardho…
Posted by Abdullahi Yare on Sunday, August 5, 2018