Abduqaadir Cali Obsiiye ”Madaxweyne Muuse Biixi Waa inuu gogol u fidiyaa Farmaajo, Cabdi Iley iyo Ismasciil Cumer Geele…”

Siyaasi Abduqaadir Cali Obsiiye oo madaxwayne muuse biixi abdi ugu baaqay inuu gogol u fidiyo madaxda soomaaliyeed…..?

Siyaasiga oo ka hadlaayey isbadalka ka dhacay mandiqada geeska Afrika iyo isbadala ka jira iyo saameynta uu ku leeyahay Gobolka ayaa wuxuu Siyaasiga ka codsaday madaxweyne Muuse Biixi inuu casumo madaxweynayaasha Soomaaliya, Jabuuti iyo kan Soomalida Itoobiya si looga wadatashado.