G/ Maxkamadda gobolka Shabeellaha Hoose oo loo magacaabay Mudane Saciid Xasan Zubeyr

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa u magacaabey Mudane Saciid Xasan Zubeyr Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Shabeelaha Hoose .

Guddoomiyaha cusub ayuu sheegay Madaxweyne Shariif in uu waxbadan ka qaban doono Xaaladda Caddaaladda gobolka Shabeellaha Hoose.

Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha cusub in laga doonaayo in uu dardargaliyo howlaha gobolka Shabeellaha Hoose.