Daawo: Hooyo reer Bosaaso ah oo ka hadashay Oromada ku soo qul qulaysa magaalada Bosaso

Daawo: Hooyo reer Bosaaso ah oo ka hadashay Oromada ku soo qul qulaysa magaalada Bosaso

Hooyada Soomaaliyeed oo aad u qiireysan oo aad uga hadashay Oromaha soo galaaya Soomaaliya gaar ahaan magaalooyinka Puntland, Waxaa ay sheegtay in ay la yimaadeen dhaqamo xunxun oo ay qatar tahay in dhalinyaradeen ay Ku daydaan.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ka codsaneynaa in Ormahaas nala qabto oo lagu celiyo dhulkooda, hadii sidaas aan la yeelay waad arki doontaan waxa soo socda markaas ayaa waaga idinku baryi doono, Waa Markii ay la wareegaan magaalooyinka oo dhan.