SIYAASADDA DOWLADDA SOOMAALIYA OO MIRA DHALKEEDU MUUQDO:

Golaha Amaanka Qaramadda oo Soomaaliya ku amaanay guusha ayka soo hoyeen siyaasada iyo amaanka dalka, waxay kaloo sheegeen in Soomaaliya ay hurumar ayka sameeysay kaydka hubka iyo maamulkiisa tasoo sahleeysa in laga qaado cuna qabateenka saaran Soomaaliya.

Wuxuu Golaha Amaanka soo dhaweeyay safarkii uu Madaxwayne Mohamed Farmaajo uu ku tagay Asmara Eritrea, waxaana lagu amaanay in Soomaaliya iyo Eritrea oo ah labada dal ee saaran cuna qabateenka hubka inay qayb ka noqdeen maskaxada guud ee Gobolka Geeska Africa, tasoo sida ay sheegeen sahli doonto in Soomaaliya iyo Eritrea laga qaado cuna qabateenka.

Waxay kaloo ay sheegeen inuu socdo dadaal diplomaasiyadeed ee lagu soo af jaraayo muranka xuduuda Eritrea Iyo Jabuuti.

Waxaan halkaan ugu hambalyeeynayaa guusha ay gaartay Dowladda Soomaaliya.

Sheikhnor Abucar Qassim