Warsafaadeed ay soo saareen xisbiyada mucaaradka Ku saabsan cunqadeenta Eritrea

Xisbiyadda mucaaradka ee kala ah Daljir Party, Wadajir, Kulan iyo Horusocod ayaa si wadajir u soo saaray warsaxsafadeed looga soo horjeedo baaqii uu madaxweyne Farmaajo kaga dalbaday Qaramadda Midoobay in Eritareya cunaqabadeyta saaray in laga qaado.

warsaxaafadeedka ay Ku saxeexan yihiin xisbiyadaas Waxay soo dhaweynayaan xiriirka dibloomaasiyadeed Soomaaliya iyo Jabuuti, laakiin Waxaa aad u haboon in aad looga fiirsado xiriirka lala galaayaa iyo saameynta uu Ku yeelan karo dowladda walaalaha aan nahay re dalka Jabuuti.

Warsaxaafeed sidatan ayuu u qornaa: