Hees Wadani ah: Doumera waa dhul Jabuuti leedahay

Haddii Dalkeena Codkiisa ku biiriyo in Cunaqabeynta laga Qaado Eritrea waxay ka dhigan tahay inaan Walaalaheen Cadowga Haysta Dhulkooda kaga Hiilinay.

Cid aan Jabuuti rabin Soomaali ma rabto la socda. Dowladda haka Qanciso Walaalaheen, Si aan mar walba u ahaano dad isku dan ah hal meelna ka soo wada jeeda. Sida ay inaga inoogu Abaalgudeen aan ugu Hiilino.

HiilWalaal

🎥Credit: #RTD