Xil kala wareejin ka dhacday degmadda Garasbaaley

Munaasabad taariikhi ah laguna sagootinayay Guddoomiyihii hore ee Deg Garasbaaley Abdirahman Ahmed Garyare laguna soo dhaweeynayay Guddoomiye Ibraahim Shanleste ayaa si aad uqurux badan noogu soo dhamaatay.

Waxaan mahad ballaaran ujeedinayaa Guddoomiyihii hore ee Gobalka banaadir Genaral Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab” oo ahaa Duqii ugu horreeyay ee Aqoonsada Deg Garasbaaley nagalana soo qayb-galay munaasabadda.

Sidoo kale waxaan mahad taa lamida udirayaa Guddoomiyihii hore Gobolka Sheekh Yuusuf Xusen Jimcaale oo aad uga sheekeeyay taariikhda ay leedahay Deg Garasbaaleey oo uu isagana ku dhashay kana soo jeedo.

Waxaan si lamida ugu umahadnaqayaa Xildhibaan Yuusuf Ibraahim (kaballe) Xildhibaan Abdulkadir Arabow Ibrahim Ex Xildhibaan Omar Filish Ex guddoomiyihii degmadaWada jir Axmed Daaci sidookale
Siyaasiyiintii, dhallinyaradii, nabaddonnadii iyo haweenkii nagala qeeybgalay munaasabadda .

Mahadsanidiin
Hassan Abdikadir Mudey