Xafladda soo dhaweynta musharaxa Maxamed Axmed Jaamac “Shaale”

Magaalada Minneapolis Waxaa ka dhacday Xaflad soo dhaweyn ah oo loo qabtay mushara Madaxweynaha mudane Maxamed Axmed Jaamac “Shaale” doorashada Dowlad Goboleedka Puntland oo sanadka soo socdo la filaayo inuu ka qabsoomo Puntland.

Halkan ka Daawo Xafladda soo dhaweynta musharaxa Maxamed Axmed Jaamac “Shaale” oo lagu soo dhaweeyta Minneapolis