Mashaariicihii ay balan qaaday Dowlada Qatar maxaa ka fulay?

Mashaariicihii ay balan qaaday Dowlada Qatar maxaa ka fulay? waxaa Ka mid ahaa mashaaricahaas.

Dhismaha wadada Muqdisho – afgoye
Dhismaha Wadada Moqdisho – Jowhar
Dhismaha Xarunta Xizbiga Oo Noqon Doonta Xarunta Xukuumada Eey Ku shaqeeyso Si Culeyska Looga Qaado Vila Somaalia
Dhismaha Wasaara Qorsheynta
Machadka Diblomasida Ee Wasaarada Arimaha Dibadda
Shaqo Abuur Iyo Deeqa Waxbarasho
Xarunta Dowlada Hoose Oo Dayactir Loogu Sameyno
Lacag Dhan 200 malyan Oo Dollar.

imaaradka wuxuu ku guuleystay in uu ka shaqeeyay heshiiski taarikhi ga ahaa ee Ethiopia iyo Eritrea si ay ugu hir gasho danaha siyaasadeed ee geeska afrika uu ka leeyahay ka diib marki uu ku guul daraystay in uu Somalia iyo Djibouti isticmaalo.

Hada sida ay ila tahay Somaaliya iyo Djibouti waxaa ku soo wajahan xaalad adag Dowlada Somalia wali ma cada cida ay dukaashan leheed ma wexey si fiican iskugu dhiibi doonta Ethiopia mise Qatar iyo Turkiga ayeey xooga saari doonta?

Muhammed Hassan Warsame