Xafladda soo dhaweynta Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Mohmed Abdullahi Tuulax

Xaflad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Mohmed Abdullahi Tuulax iyo Wafdigiisa.

Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Wadanka Sweden Gaar Ahaan Magaalada Göteborg halkaas oo Jaaliyada Somaliyeed ay u sameeyeen So Dhaweeyn Weyn Gudoomiyahooda.

Wuxuu Ugu War bixiyay Xaalka Guud Dalka iyo Gaar ahaan Gobolka Banaadir Wuxuu ku Dardaarmay in xooga la saaro Midnimada Somalida iyo waxyaabaha Quseeyo Doorashooyinka Wadanka Sweden codkana la siiyo Dadka Somaliyeed Ee Siyaasada ku jiro.

Xafladaan aadka u weyn Waxaa so Agaasimay Kooxda Kubada Cabagta #BSK iyo Tiimka #Radio_Somaliweyn
Waxaan Mudnaanta Mudan Gudoomiyaha Guud Ee Tiimka Madasha Sama Wadaag Radio Somali weyn SomaliintegrationTv Mudane Yoonis Yoonis
WQ Sabir Elmi Yusuf
Saabirelmi@gmail.com

Soo dhaweyntii G/Ku Xigeenka Gobolka Banaadir

Posted by Somaliwayn Radio & TV on Monday, July 23, 2018