Shirkii Belgium muxuu ku soo kordhiyey siyaasadda Soomaaliya—Wareysi Danjire Caalim

Magaalada Bruxssel ee xarunta dalka Belgium waxaa dhawaan lagu gaba gabeeyey shir labo maalmood u socday dowladda Soomaaliya iy maamulda dalka ka jira. Shirkan waxaa goob joog ahaa hey’adaha aan dowlaadiga aheyn ee qaabilsan horumarinta iyo beesha caalamka.

Shirkaas aaaa waxaa ka qeynb galay dowladda Soomaaliya, dhamaan maamul goboleedyada dalka ka jira iyo urruradda rayidkaa. Shirkan oo ka mid ah shirar horey soomaalida loogu qabtay aya waxaa ka soo qeyb galay 58 dowladood iyo urruro caali ah.

Waxyaabaha shirka loöga hadlay ayaa waxaa ka mid ah la qaato qorsheyaal ay ka mid yihiin isla xisaabtanyo dhabo qaadista qorsheyaal cusub oo ah in la qaado ama lala yimaado isla xisaabtan dhab ah. Lana diabo qaado taageeradda tagga dhaqaalaha muddo lix billod ah ee soo socda.

Haddaba waxaa shirkaas goob joog ka ahaa oo ka qeyb galay oo lagu casumay shirka qabiir inta badan ka faallooda siyaasadda Soomaaliya kaasi oo ah Mudane Danjire Maxamed Caalim

Halkan Ka dhageyso sida uu u dhacay wareysigan oo ay noo daadhihneyso Ikraam Cali Kaar

Shirkii Belgium muxuu ku soo kordhiyey siyaasadda Soomaaliya.

Posted by Somaliwayn Radio & TV on Saturday, July 21, 2018