Wasiiro Ka Tirsan Maamulka Hir-Shabeelle Oo loogu Yeeray Baarlamaanka

Guddiga Ganacsiga Warshada iyo Kheyraadka,Kalluumeysiga iyo ilaalinta ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa u yeeray Afar ka mid ah Golaha Wasiirada Maamulkaas.
Hoos Ka Akhriso Wasiirada loo yeeray iyo Sababta ka dambeysay yeeristooda.