Maqaal: Kacdoona PM Itoobiya, Abiyi Ahmed, shan ceebood ayuu leeyahay.

1. Dilaagii maengistu la yidhii nabad ayuu ku noolean karaa, shaqaiga Soomaaliga ah ee dagan Moyaale, Tuliguuleed, taagan, Baabile, Maeeso, iyo meelo kale, xasuuq ayaa la soo darsay.

2. Waa maamul mabdisiisu cadho, ciil kaambi, iyo aar goosi ku dhisan. Waa cadho Oromo iyo colaad Soomaaliyeed.

3. Waa nidaam wax badan aan EPRDF iyo mabdiii dictaatooriga aan wax badan ka duwanayn. Wax agenda ah ok dhasfsan is jeclaada iyo isku umadda ma hayo.

4. Dibada iyo gudaha itoobiaya waxaa Abiy horboodaya kuwii marks hotels TPLF iyo EPRDF hot boodayey. Gulijaa no qayaayar we do question , ama dhandaarka oo la badalo oo kaliya cunada ma macaaneeyo, ayey Amxaaro tidhaa. Not much has changed for us.

5. Madamar ama badi oo balaadhi Itoobia ayaa badashay Itoobia Toqdham ee Mengiatu. Waxa aan talada uguba jirin xoriyada iyo xuquudad umadaha la qabsaday sida Soomaalida oo kale. Waxaad moodaa in mabdisiisu yahay qasab ku qaata itoobiyaanimada.

Sawiradan ayaa dhalinta Soomaaliyey faafinayaay, waxaanay ka turjumayaan xanuunka ay Abiy iyo Manfacwaye Megarsa ku soo kordhiyeen Soomaali.

Faisal Roble