Waa maxay Talada wanaagsen?

Waxaa la gaaray waqtigii madaxda soomaalida lala xisaab tami lahaa. Meel walba oo ay joogaan. Xilka ay sheeganayaan shacabka ayaa talada hogaanka iska leh.

Waa maxay Maamul-wanaagu?

waa in bulshadu maamuli karayso arimaheeda siyaasadeed iyo dhaqan dhaqaale, iyadoo u maraysa wada shaqaynta iyo is dhex galka u dhexeeya dawladda, shacabka iyo hay,adaha aan dawliga ahayn.

Mashaakilka haysta umadda Soomaaliyeed ayaa ah ma garanayaan wax u dhexeeya wax dumin iyo wax tageerid indha la’aan ah!,
madaxda soomaaliyeedna waxay u arkaan qofka u nasteexeeyay in uu yahay qof mucaarad ku ah!, war muwaadinka asaga oo aan mucaarad ahayn oo xor ah oo dadkiisa iyo dalkiisa jecel sow lama talin karo mas’uulka madaxda u ah?.

Xaalada Dawlada Faderaalka ee waqtigan uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo waxay u baahan tahay talo sax ah .

Somalia Partnership Forum which will take place on 16-17 July 2018 at the Palais d’Egmont, in Brussels, Belgium

Damjire Mahamed Caalim