Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Mareykan Abukar Arman iyo Taliye Ku-xigeenkii hore ee Hay’ada Nabad-sugida Iyo Sirdoonka Soomaaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa si weyn waxay u falan-qeeyeen oo Siyaasadda Geeska Afrika gaar ahaan dalka Itoobiya & Saameynta Soomaaliya ay ku leedahay.

* Juqraafi siyaasadeedka
* Isticmaarka casriga
* Amni-darrada
* Siyaasadda dibadda
* Itoobiya
* Imaaraatka
* Mareykanka
* Maxaa dan noo ah?
Isbedelka siyaasadda geeska Africa & Saameynta Soomaaliya