Tarsan ”Waxaa la gaaray xilligii Farmaajo iyo Muuse Biixi ay Hargeyso Ku…

” Qofkii u heystey in Shacabka Eritrea iyo Ethiopia ay kala yihiin laba shacab oo kala duwan waa khaldanyahey, waxaan nahey shacab isku mid ah oo ay wax badan ka dhaxeyaan” (Isaski Aforgey madaxweynaha Eritrea)

Goorma ayey Madaxda Somaaliyeed ay qaadidonaan tilaabo taas la mid ah, anaga oo ogsoon in uu shacabka Somaalieed uu intaas isaga dhowyahey.

Gaar ahaan goorma ayaa madaxda Somaliland ka busgoondonaan khalaadkii ay nidaamyadii hore ay ka galeen guud ahaan shacabka Somaaliyeed gaar ahaan shacabka Gobolada Waqooyi.

Waxaan filnaa waa Madaxweyne Mohamed Abdullahi iyo Madxweyne Muuse Bixi oo go’aansada in ay ku kulmaan dalkeena gudihiisa, weliba anigu waxaan jecelahay in ay noqoto meesha lagu kulmahayo magaalada Hargeeysa waana in ay tilaabadaas ka timaado madaxweyne Muuse Bixi.