GALMUDUG OO HESHIISAY!

Waxaa goor dhow soo dhammaaday kulankii ugu dambeeyay ee shirarkii lagu xalinayay khilaadyadii siyaasadeed ee muddooyinkii dambe la degay shaqada maamulka Galmudug kuwaasoo ka dhex aloosnaa madaxda sare.

Kulanka gebagebada oo xalay ka dhacay aqalka madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ahaa xildhibaanno ka tirsan Galmudug.

Waaga markii ii baryo ayaa saxaafadda lala wadaagi doonaa qodobada ay ku heshiiyeen madaxweyne Xaaf, ku xigeenkiisa Carrabeey iyo Afhayeen Casir.

Mohamed Abdullahi Mohamed