SAADAASHA 18 SANO EE SOO SOCOTA DOWLADAHA BURBURKA LOOGA CABSI QABO:

Afartii sanaba waxaa la qabtaa cilmi baaris lagu darso aduunka wanaag iyo xumaanba 30 sano ee soo socota. Waxaana arinkaas qabta National Intelligence Council.

Waxay soo saareen warbaxin ka kooban 140 bog oo cadeeymo wata, waxaa la ogaaday in cimilada ay wax wayn iska badali doonaan tasoo dhib wayn keeni karta, qaasatan cuntada oo yaraata, in dadka aduunka middle class ay tiradooda kor u kici doonto iyo isgaarsiinta dhib iyo wanaagba keeni doonto.

Waxaa kaloo warbixintaas xooga lagu saaray in 15 dowladood ay qatar ugu jiraan inay noqdaan Qaran burburay (Failed States), liiskaasi waxaa ku soo biirmay dowlado kale sida ka muuqato mapkaan aan hoosta idiin soo dhigay. Soomaalidana wali waxay joogaan qabiil iyo dan gaar ma arkaan waxa soo socda.

Qofkii doonaayo inuu warbixinta aqriyo waa tan: https://www.dni.gov/files/documents/GlobalTrends_2030.pdf.

Ilaahoow na badbaadi..

Sheikhnor Abucar Qassim