Xildhibaan Maxamed Cumar Carte oo fariin aad kulul u diray dowladda Farmaajo… Daawo

Xildhibaanka oo ka faa’iideysanaayo Hambalyadda maalinta Xirnimadda iyo midowgii labada gobol ee Soomaaliya ayaan waxaa uu fariin xambaarsan mid saxitaan qaladaakii laga galay dadyowga Somaliland 1960 ilaa xilligaan ay ka soo wareegatsy 58 sanadood.

Xildhibaanku Waxaa uu Ku baaraayaa in wax laga badalo waxna la saxo lsna soo celiyo wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland, lana dhaxdhaxaadiyo dadyowga Ku dagaalamaayo Tukeraq.

Xildhibaaanka isagoo aad u faafaahinaayo Waa kanaa: