Dhageyso: Taariikhda Maalinta Xornimadda Soomaaliyeed ee 1-da Luuliyo iyo Rugcadaagii Cabdullahi Sh. Hussein Hantiwadaag

Waa Barnfamilj ku saabsan taariikhda maalinta xornimadda Soomaaliyeed iyo midowgii labadii gobol ee xornimmada qaatay sanadkii 1960.

Cabdullahi Sheekh Hussein Hantiwadaag oo ka mid ahaa wariyayaashii hore ee idaacadii Radiyo Mogadishu waxaa uu ka sheekeynayaa taariikhdii halgamayaashii Soomaaliyeed sida Axmed Gurey, ciidamadii Daraawiishta iyo dhalinyaradii SYL, waxaa wareysi la yeeshay la soo yeeshay halgamayaashii joogay waqtigii xornimadda la qaadanaayey.

Ka dhageyso Halkan