CIIDAMADA PMPF OO SALDHIG WEYN KA DHISANAYA DEGAMADA CALUULA

Cutubyo ka tirsan ciidamada badda Puntland ee(PMPF) oouu hoggaaminayo Admiral. Cabdirisaaq Diiriye Faarax ayaa Sabtidii shalay gaaray degmada Caluula ee gobolka Gardafu’u halkaas oo ay ka hirgelinayaan mid kamid ah saldhigyada waaweyn ee ciidamada PMPF.