Jaziirada Malta Waxaa ogalatay in Ay soo dhaweyso dadkii tahribayasha…

Jaziirada Malta Waxaa ogalatay in Ay soo dhaweyso dadkii tahribayasha ahaayeen oo in muda ah ku xanimnaayeen biyaha Meditereliyanka go’aankan Ay ka laabatay jaziirada Malta ayaa Waxaa soo dhaweyay wadamada midowga yurub waxa Ayna soo hormarisay in waxa aydoonayaan qaxootigaasi lasoo gaaro kaalmooyin caafimad ah.

Wadamada sidoo kale qabila dadka soo golootiga ah ayaa Waxaa asagana kamid ah.

Dalka Talyaniga aya ka mid ah wadamada diiday dadka qaxootiga ah ee ka soo talaabaya biyaha  u dhaxeeyo  Malta, Liibiya iyo Tunisiya.

Arinkan ayaa Waxaa Ay keentay dacwo badan Kadib in muda ah Marka lagajeestay dadka sharcidarada ah ee soo galaya dalka Talyaniga iyo jazeerada Malta qaxootiga farahbadan ee soo garaya labadaasi dal ayaa Hada Waxaa kala qeybsaday midowga Yurub sida Faransiiska, Biljimka, Luksomburg, Hollan iyo Irland.

Mana ahan markii ugu horeysay ee qaxooti laga soo qado itaaliaya iyo malta .wadamadaasi hadal Ay soosareen wadamadasi ayaa waxaa Ay ku sheegeen in Ay qabilayaan kuwa Ay ka dhabtahay in Ay ubahan yihiin magangalyo Ayna siinayaan kii Ay u arkaaan in uu yahay mid dhab ah waxa uu doonaya halka ke Ay uarki wayaan in uu yahay maganyalya doona Ay Dib ugu celinayaan wadankuu kayimid. Asal ahaaan una dhashay qaxootiga laqabilay midowga yurub qeybsadeen ayaa waxaaa Ay ka soo jedaan qarada afirica Ay ugu badan yihiiin.

Qootiga soogaraya qarada Yurub ayaa Waxaa Ay u badan yihiin kuwa in muda ah ku dhibateysnayeen dalka Liibiya oo Ay halkaasi qolooyinka wax afduubtaan ugu heysteen madax furasho oo Ay hada Dib uhellen xoriyadoodi Ayna.

Usii sahasahay in Ay sowtan safarkoodi iyo yoolka Ay hiigsanayeen oo u ahaa in Ay Mar Un Ay soo galaan qaadara Yurub si Ay u helan nolosha wadankoodii mid ka badalan in Ay bilaabaan, balsa xaalka sida la moodaayay muusan noqon Mar hadii subaxdii lugu toosinaya gaweytada feelka hora la gashay.

Bashiir jiidaal