Dr. Maxamed Cali Abuukar ”Mashruuca fidinta beeraha waxaan gaarsiiney 200,000 qoys beeraley ah…” Daawo

Gudoomiyahii hore ee wax soo saarka Qaranka Soomaaliyeed ahaana Meereeyaha Guud ee mashruuca fidinta Beeraha oo markii ugu horeeysay warbixn siiyey warbaahinta (Wasaarada Beeraha) Barasamaadkii (Prof Maxamed Cali Abuukar.)