Waxaa dhawaan la soo gebagebeeyay imtixaanaadkii qoraalka ee Kulliyadda Beeraha JB sannadka wax barashadeedka 2017¬2018 waxayna ku dhammaadenn guul iyo wanaag.
Waxaan halkaan ugu hambalyeeynayaa dhammaan ardayda waxaana u rajeynayaa fasax nasasho caafimaad leh in uu Alla siiyo.
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa ardayda Batch 7 oo ay wax barashada u dhammaatay dhawaanna Bisha Agosto 2018 qalin jebin doona hadduu Alli yiraa iyagoo dadaal dheeri ah u soo galay wax barashadooda iyagoo maalin walba muddo 4 sano geli jiray 26 km oo safar ah si ay yimaadaan KM 13 ugu noqdaan. Magaalada Muqdisho Waxaan leeyahay HAMBALYO.
Wax barasho ma dhammaato.
HORMUUDKA KULLIYADDA