Maqaal: Arin halis ah oo aadan ogeyn

Maalin kasta Xuduuda Somalia iyo Ethiopia gaar ahaan waqooyiga Somalia waxaa sifo sharci darro ah uga soo gudba ugu yaraan 1000 qof oo #Orama ah,

maalintii waa 1000 qof, bishii waa 30,000 oo qof, 12kii bil waa 360,000 oo qof,

3dii sano waxa ay noqonayaan 1080000 waa hal milyan iyo 80kun.

Qiyaas marka 10 sano imisa ayey la ekaan karaan?

Soo kama badnaanayaa Soomalida oo hada ah qiyaastii 12 million hadey 10 sano oo danbe sii joogaan ayna sii dhaldhalaan?

Waxa ay xaafado ugaar ah kuleeyihiin magaalooyinka Hargeysa, Borame,Burco,iyo Bosaso.

Ayaan dhawayd waxaa la iisheegey in xaafad ay u badanyihiin Bosaaso gudoomiyaha degmada Bosaaso usoo magacaabay gudoomiye Soomaali ah balse ay diideen oo ay ku mudaharaadeen!

Ayna sheegeen in gudoomiyonimada xaafadaas qof Oramo ah xaq u leeyahay!

Soo la yaab ma ahan?
Dhowr sano kadib maxaad ka filan kartaa?

Soo in ay Bosaso iyo berbera sheegtan ma ahan?

Soo dabadeed lahaansha jamhuuriyada Somalia wax ka sheegan mahayaan?

Soo noqon mayno ama uma eka hadaan laga hortagin qulqulkaas Sidii ku dhacdey dadka reer Falastiin?

Laanta Socdaalka iyo jinsiyadaha Federaalka iyo kuwa maamul gobaleedyada ay dadkaasi kasoo galayaan soo shaqadoodii ma gabin?

Adiga marka aad aragtay xogtaan ma dareentay qatar soo wajahdey dhulkeena?

#SHARE dheh si shacabka Soomaaliyeed oo aan qatartaan ogeen ay ugu baraarugaan?

Mohamed Amen Dabcasar