Col Gabre oo maanta shaqadii uu u hayey IGAD laga joojiyey

Urur goboleedka IGAD wuxuu shaqadii ka fariisiyey Col. Gabre oo in badan siyaasada Soomaaliya walaaqayey, kuna magacawnaa la taliye sare oo xaga siyaasadda ah.

Waxaa la faray inuu ugu dambeyn maanta 02:30 soo wareejiyo xafiiskii iyo qalabkii kale ee uu ku shaqeynayey.