Maxamed Bashiir oo wacdaro ka muujiyey ciyaaraha lagu qabto dalka Holland sanad kasto

Waxaa dalka Holland in ku dhowaad todobaad ka socday ciyaaraha dhalinta da’dooda u dhaxeysa 16 ilaa 19 jirka, ciyaarahaas waxaa loogu magacdaray Toernooi ama is araga jiilka aduunka sookoraya ee isboortiga aduunyada.

Ciyaarahaasi waxaa leyskaga, kalla yimid dhamaan wadamada yurub iyo waxaa kaloo ka soo qeyb galay, ciyaaryahano ka socaday australiya iyo Amerika.

Kooxaha ciyaartaasi ka soo qeyb galaya waxaa ay ahaayeen ku dhowaad ilaa 30 naadi islamarkaasina ciyaryahan kastana lugu qiimeynayay farsamadiisa isboorti iyo qibrad nimada uu lee yahay isboortiga iyo sida uu xakeemeynayo kubbada.

Ciyaarahaasi ayaa waxaa ka soo qeybgalay gudi markaasi qiimeynaya ciyaar yahandaasi kuwada ciyaaraya goroomadaasi ka socday tartanka.

Maxamed Bashiir waxaa uu ahaa ciyaryahano ka socday dalka Holland gaar ahaan deganka URUK oo u dheelayay asgoona kamid ahaa naadigaasi ciyaryanadii ugu cad cadaay kuna dhelayay magac Uruk halkaasoo ka muu jiyay wacdaro markaasi taagerayaasha hgoobtaasi yimid ay la dhaceen.

Ciyaaryahanda hada galay gaalinta koowad waxaa ay noqon doonaan kuwa markaasi liisku soo aruurin doona markaasina mar labaad ayagana lasii ciyarsiin doona.

Ciyaarahasi waxaa ka soo qeyb galaan macalimiin markaasi ee gaya dadaaladooda isboortiga iyo inta aygaatsiisan tahay shuudka ama darbada kubada waxaa kaloo halkaasi soo garay taqaatiir caafimad oo markaasina ayaga eegaya xawaaraha orodka dheereya eeciyar yahankaasi soo badhigaya.

Goobta tartanka kasocday waxaa soo garay tabarayaal nadiya leyliya iyo milkiilayaal naadi isborti markaasi doonaya in ay ka dhax goobtaan ama ay ka dhaxradsadaan ciyaryanka ay leeyihiin waxaa hubanti ah 2 sano kudhowaad hadaa saa,id ka sii dhigtaan tabar ka sii sareeya mid hatan ay soo badhigeen waxaa ku heli kartaa.

Mahan markii ugu horeysay ee dalka hollan lugu qabto tartanka noocaan ah e isboorti waxaa mar waliba lugu martigaliyaa magaalooyinka waa weyn weyn ee dalka Holland.

Hada ciyaarahaan ayaa waxaa lugu qabtay magaalada Veenendaal ayaadoona labo saacadood u jirta casimada Amisterdaam ee dalka Holland.