Mas’uuliyiin cusub oo loo magacaabay Baladweyne (Akhriso)

Wareegta ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka HirShabelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa mas’uuliyiin cusub loogu magacaabay maamulka degmada Balabdwee iyo kan gobolka Intaba.

Sidoo kale wareegta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha HirSHabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii looga qaaday agaasimaha Madaxtooyada maamulkaasi Xasan Cumar Axmed ( Xasan Mahdi ).

Waxaa agaasimaha cusub ee madaxtooyada HirShabelle loo magacaabay Cabdishakuur Abuukar Xasan.