Daawo: Maamulayaasha Gobolka Banaadir oo diyaar garow ugu jira munaasabadaha Qaranka

Waxaa inagu soo food haya munaasabadaha qaranka Soomaaliyeed ayaa Waxaa diyaar garow xoogan ay ugu jiraan Maamulka Gobolka Banaadir, si munaasabadahaas ay u noqon lahaayeen kuwo miro dhali, ayaa Waxaa warcad uu soo saaray  Agasimaha waaxda arimaha bulshada ee G.Banadir Mudane Salah Dheere uu soosaarey qodobo dhaxalgal ah si loogu muujico bilicda magaalada Mogadishu iyo soo dhaweynta faraxsada maalmaha ciidaha qaranka.

Mudane Saalax Dheere oo ka hadlaayo arinkaas waxaad ka daawan kartaan halkan: