Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia oo la hadlayay Baarlamaanka Dalkiisa ayaa yiri

□ Miyaynu aqbali karna in Maamul Goboleed ka tirsan Ethiopia uu Somalia tago amar la’aanteena hadana heshiis la soo galo, Maya ma aqbali karno, Sidaas si lamid ah maamul ka tirsan Somalia ma samayn karno inaan xiriir toos ah la yeelano isagoo aan dawladda Federalka ah Ogolaansho ka haysan”.

Dr. Aby Ahmed mar uu ka hadlayay midnimada wuxuu yiri

□ Somalia kama jiraan laba dawladood ee waa Hal dawlad oo dunidu aqoon santahay sidaas darteed waa inaynu xoojinaa midnimada SOMALIA innaga oo ixtiraamayna qawaaniinta Caalamiga ah”
100%
Xigasho. ETV