Madaxweynaha Hirshabeele Mudane Waare oo soo dhaweyey heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay heshiiskii dhaxmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’isalwasaaraha Itoobiya Ayaa soo dhaweyey heshiiskaas ay wadagaareen Soomaaliya iyo Itoobiya.

Heshiiskaas dan weyn ayaa noogu jirto  Waxaan ka faa’iideynaa shaqo abuur labada dal, xaduudka laba dal oo hada wax shaqo ah aan ka socon ayaan Waxaa magaalada Feerfeer aan ka furi laheen kastamkii labada dal oo aan hada shaqeynin, Itoobiya Waxaan ka soo gadan laheen koronto raqiis ah oo aan ka sii gadi laheen ganacsatada Soomaaliyeed, afarta dekedood ee ugu horeeyo oo la maalgelin doono ayey Ma mid noqon doontaa dekedeena Cadale, wado dheer oo isku xiri doonto Cadale ilaa Feerfeer ayaa halkaasi laga dhisi doonaa.

Halkaan Ka Daawo