Waa maxay kulanka Madasha Oslo Forum?

Waa kulan dood wadaaga oo Dad ka tirsan dadka ka shaqeeya nabada aduunka, madax caalamka soo bartey, madaxda UN

madaxda wadamada colaadu ka jirto madaxka ah iyo Madaxda wadamada deeqda. Iyo aqoon yahano ka socda Maxadyo madaxbanaan oo ka shaqeeya siyaasada caalamka.

shirka oslo forum waxaa laga soo jeediyaa khudbado looga hadlayo waayo
aragnimada ah su’aalaha maxaa colaada keenay maxaa loo heshiin la yahay
khudbadaha waxaa soo jeediya madaxda shirka lagu martiqaadey.

Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya ku metelaya wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Khayre. wadanka soomaaliya wuxuu ka mid yahay wadamada ku Fashilmay dawladnimad

Shirka oslo Forum waxaa sanad kasta la qabtaa June waxaa lagu qabtaa magaalada Oslo, Norway,

waxaa wadajir u wada qabta wasaarada Arrimaha Dibadda norwey. Iyo Center for Dialogue (HD) xaruntiisu tahay Switzerland

Kulanka oslo Forum waxaa markii ugu horeysay la bilaabay 2009 oo lagu kulmay magaalada oslo Norwey.

Danjire Mahamed Caalim