Daawo: Dr. Abiy ahmed ali oo Shir Jaraa’id ku Qabtay Markii uu ku Laabtay xafiiskiisa Addis ababa

R/wasaaraha Jamhuuriyada Demuqraadiga Federaalka Ethiopa Dr. Abiy ahmed ali oo Shir Jaraa’id ku Qabtay Markii uu ku Laabtay xafiiskiisa Addis ababa.

Maanta Waxaan ku suganaa Magaalada Mogadishu maalin barkeed ama hal galin, waxaan kulanay Madaxweynaha dowlada Soomaalia & R/wasaraha & xukuumada & afhayeenka barlamaanka iyo ku xigeenadiisa waxaan kawada tashanay waxyaalo Hami aad u fiican leh, tusaale ahaan xiriirka labada wadan, oo ahaan doona mid Mira dhal ah ilaa goormaa xasuusnaan doonaa hebel baa hebel dilay, sidii sheeko xariir ilaa gormaan uga shekeynaa.

Ilamad iyo baroorta, sidoo kale dhufeys ku jirnaa ugana shekeynaa dhalinyadeena, Siyaad Bare iyo Mingistu.

Labo wadan oo walaalo ah intaan kala dili leheyn waa inaan isku keeno gacanta isku galino runta inaaan u daadihino dhalinyaradeena u abuurno kalgacyel waa inaan is dhex gal labada shacab sameynaa waa inaan gacmaha is qabsanaa oo latartanaa dibadaha sida, America, Europe, Dubai, meelo yar yar intaan kireyn lahayn, maan isku- geyno inaan meelo waa weyn furano.

Si aan horumar u sameyno waa isku dayi karnaa, somaaliya waxaa ku yaala meelo waaweyn oo nacfi leh, siduu dhigayo juquraafiga gaar ahaan meesha ay uga taalo gobolkeena Geeska Africa Waxa ay leedahay xeeb aad u dheer Mana ka fa’iideysano, waxa dhaqaalo ku jiro waana ka tuugsanaa, waxaan ogahay hadii aan. Ka wada fa’iideysano #America ayaa noo Soo suuq doonaneysa iyo caalamkaba #somalia #Jibouti #Kenya #Ethiopia #Eltiria .

#Xaquuqda Turjumidda
Said mohamed