Su’aal weyn oo madaxa daalinaysa heshiiska dhexmaray dawlada imaaraadka iyo dawlada itoobiya ee ah in 3 bilyan oo doolar ay imaaraadku siinayo itoobiya si maalgashi ah
Dowladda itoobiya lacagta maalgashiga loo siiyey ma dakadaha soomaaliya ayey ku maalgashanaysaa
Maxay tahay heshiis laba maalmood oo isku xiga dhex maray itoobiya imaaraadka iyo dawlada soomaaliya.
Waan gartay itoobiya iyo imaaraadka waxaa ka dhisan dawlado xukuma dalkooga oo dhan
Dawladda madaxweyne. Farmaajo heshiiska ay galayso ? Waa wax adag in la famo dawlad aan gaarikarin awood dawladnimo
Degmada Balcad iyo degmada Afgooye inay heshiis gasho waa wax igu adag inaan fahmo.
3. Bilyan $ oo imaaraad bixinayo wuxuu ku bixiyey.?