Aabihii gabadhiisa u diiday in uu u guuriyo inanka boqorka

Assalamu Calykum

Waa barmaamijkii ugu danbeeyay ee barmaamijyadii aanu ugu magaca daray “Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay”. Fadalan sii gudbi hadaad awoodo.

Mahadsanid
Said Ali Ahmed
Ottawa