Waxaan taageersanahay dhulkii Danta-Guud in dib loogu soo celiyo Gacantii Dawlada-Hoose.
Dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta oo maanta la bur-buriyey.
Dhulka si sharci daro ah ayaa loo dhistay madaama uu aha dhul dadweyne ama waxa loo yaqaano (public ownership) Danta-Guud waxaan habalyeynayaa Gudoomiyaha Ahna Magalada Duqa-Muqdisho Eng Abdirahman Osman Yariisoow oo maanta dhaxtaagnaa dhulkaas gacanta Dawlada-Hoosena lagu soo celiyey waxa uu sidoo kale uu balan qaaday Duqa-Muqdisho in jardiinooyinka iyo meelaha kale ee uu leeyahay shacabka in aay gacanta Dawlada-Hoose aay ku soo noqon doonto Insha Alaah. Waan habalyeeyneeynaa.
Ha Guuleeysato Danta-Guud. Horaa loo Soconayaa!
#Sinaan iyo #Cadaalad
Yaasiin Maxi