Messi “Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin…”

Laacibka Barcelona Lionel Messi oo ka careysiyay jamaahiirta Israel.
Kana farxiyay Muslimiinta Caalamka.

“Lama ciyaari karno wadan leeynaya curuurta falastiin ee magalada Gaza. Waa inaan noqonaa bini’aadam ka hor kubadda cagta”.

Laacibka Barcelona Lionel Messi oo ah safiirka UNICEF ee kubadda cagta ayaa macalinka Arjatine ka codsaday in la baajiyo kulanka Isra’il ay la ciyaarayaan caawa (Khamiistii 7 june)

Ra’iisul Wasaaraha Isreal Netanyahu ayaa ka carooday Messi wuxuu sameeyay, isagoo ku tilmaamay inuu taageero ku weyn doono ficilkaasi

Maxamud Cabaas Madaxweynaha Falastiin oo la hadlay goordhow Al Jazeera ayaa yiri “Dhamaan shacabka falastiin wey kuu mahadcelinayaan Messi”

Waa arin dhabarjab ku ah Yahuuda

Mucaawiye Muudey

http://www.middleeasteye.net/news/pre-world-cup-football-match-between-argentina-and-israel-cancelled-997675107