Fanaaniinta Axmed Naaji iyo Maxamed Maclow oo Tacsi tiiraanyo leh u diraayo Marxuun Terra…

 إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Waxaa magaalada London ee arliga ingiriiska maanta Ku geeriyooday Rugcadaa weyn ee aadka looga yaqaano bahda warfaafinta ahaana Wariye caan ah Marxuun Maxamed Aadan Xirsi Terra.

Tacsidaad Waxaa diraayo Fanaaniinta Waaberi Qeybtaada Yurub:

Afhayeenka Fanaaniinta Hobollada Waaberi qeybtaada Yurub alfanaan Maxamed Maclow Nuur iyo Alfanaan Axmed Naaji Sacad.

Waxay tacsidaan tiiraanyo leh uga diraayaan eheladii iyo kharaabadii uu ka geeriyooday Wariye Maxamed Aadan Xirsi Terra oo ka mid ahaa mdaxdii ee cidaacadii Radio Mogadishu beri samaadkii

Tacsidsaan Waxaa kale oo halkan ka diraayaa wariyayaasha bahda Somaliweyn ee Reer Göteborg:

Abdullahi Sheekh Hussein Hantiwadaag
Hussein Abdi Alasow
Ikraam Cali Kaar
Axmed Aar
Fahma Maxamud
Muno
Saabir