Ciidamada Iran oo BurcadBadeeda Soomaalida ka soo Furtay Kaluumaysato Afduub ahaan ay u haysteen

Burcad badeed Soomaali ah ayaa ka soo afduubtay koonfurta dalka Iran markab laga leeyahay dalka Iiraan.

“Sanadihii la soo dhaafay, kalluumaystayaal badan ayay afduubatay budhcadbadeed,” agaasimaha agaasimaha kalluumeysiga ee gobolka Sistan-Baluchestan Hedayatullah Mirmoradzehi ayaa u sheegay Hay’adda Islamic News Agency (IRNA).

Burcad-badeedda Soomalida ayaa kaluumaysatada Iran ayaa gacanta ku haysatay tan iyo sannadkii 2015-ka, ayuu yiri, isaga oo intaa ku daray in afar ka mid ah la sii daayay haddana waxay ku noqdeen Iran.

“16-qof oo kaluumeysato ah ayaa haatan ku sugan Safaaradda Iran ee Nairobi, kuwaas oo ku soo noqon doona Iran markab maalmaha soo socda ka soo qaadi doona dalka Kenya”